Xafladda furtitaanka kal fadhiga 18 aad Golaha Deegaanka degmada Dangorayo oo uu hogaaminayo gudoomiyaha degmeda Dangorayo.
Dagmeda Dangorayo waxay hada leedahay Isbitaal leh qaybta gurmadka degdega (Emergency) lagu sameeyo.
Dagmeda Dangorayo waxay hada leedahay Iskuul ilaa dugsiga sare ah.
Dagmeda Dangorayo waxay hada leedahay Biyo macaan.